Madaxweynaha Puntland oo Nairobi kula kulmay Ergeyga Midowga Africa
(October 15, 2011)
Nairobi:-Madaxweynaha DGPL Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo todobaadkii hore dabayaaqadiisii isaga iyo wefdi uu hogaaminayo ay magaalada Garoowe ka dhoofeen ayaa magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya k
Wafdi uu hogaaminayo Amp.Mahiga oo Muqdisho soo gaaray (masawiro)
(October 15, 2011)
Muqdisho:-Wafdiga ka socday Qaramada Midoobay oo uu horkacayo wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Soomaaliya Agustiina Mahiga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana so
Madxaweynihii hore ee Puntland Gen. Cadde Muuse iyo ciidamo la socda oo gaaray Qardho
(October 15, 2011)
Qardho:-Waxaa shalay gelinkii danbe soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar Madxaweynihii hore ee dowllada Puntland Gen. Maxamuud Muuse Xirsi Boqor Cadde Muuse  iyo ciidamo la socda ,G
Diyaarado reer Galbeed ah oo duqeyna ka geystay Degaanka Qooqaani
(October 15, 2011)
Kismaayo:-Waxaa maanta mar kale duqeyn ka geystay degaano ka tirsan Jubada hoose diyaarada la filayo in ay leeyihiin ciidanka cirka ee  dalka Marayka , diyaaradahaan ayaa waxaa ay bartilmaamsadeen de
Koontaroolka koonfureed ee magaalada Gaalkacyo oo ay Puntland la wareegtay
(October 14, 2011)
Gaalkacyo:-Maamulka Gobolka Mudug ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay kontaroolka Koonfureed ee Magaalada Gaalkacyo ka dib markii ay ciidanka Puntland iyo maleeshiyo beeleed ku dagaalameen xaafada Ga
Deegaanka Taabto ee gobolka Jubada hoose oo saaka degan
(October 14, 2011)
Kismaayo:-Waxaa maanta laga dareemayaa deganaasho aan cago badan ku taagnayn Deegaanka Taabto ee gobolka J/hoose xili shalay dagaal culus uu ku dhexmaray ciidanka ururka Al-shabaab iyo ciidamo huwan a
Markabkii Ugu horeeyey ee Lubnaan Xoolo u qaada oo Boosaaso ka shiraacaday
(October 14, 2011)
Boosaaso:-Waxaa shalay ka ambabaxay Dekkada weyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Markab weyn oo nooca xamuulka ah kaas oo xoolo tiro badan u qaaday wadanka Lubnaan .Markabkan ayaa ah mid
Raisul wasaaraha DFKM Prof Gaas oo sheegay in qorshihii hirgelinta Raodmap uu meel fiican marayo
(October 14, 2011)
Muqdisho:-Ra;iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa sheegay in dhaqangelinta Roadmap ka ay meel fiican mareyso, waxuuna sheegay in muddada sanadka ah ee la heysto loo baahanyahay in b
Shaqaalle MSF oo lagu Afduubtay Dhadhaab
(October 13, 2011)
Kenya:-Niman hubeysan ayaa afduubtay laba ka tirsan shaqaalaha MSF oo ku sugnaa xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.Hay'adda MSF ayaa VOA u xaqiijisay in la la' yahay laba ka tirsan shaqaalaheeda.Labada
Dagaal u dhexeeyey ciidanka ururka Al-shabaab iyo kuwa Raaskaambooni , DFKM oo ka soconaya degaanka Taabo
(October 13, 2011)
Afmadow:-War naga soo gaaray magaalda Kismaayo ee xarunta jubada hoose ayaa sheegay in dagaal xooggan uu ka socdo degaanka Taabo ee oo ka tirsan degaanka Afmadow, dagalka ayaa qarxay ka dib markii cii

« Previous PageNext Page »