
(May 31, 2012)
Waxaa Shabakadda wararaka ee Halgan.net ay maanta mar kale idiin soo gudbinaysaa duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam oo ah urur Islaami ah oo ka jira dalka Soomaaliya iyo dalalka soomaali

(May 31, 2012)
Nairobi:-Wasiirka Amniga Prof George Saitoti ayaa maanta la hadlay saxaafada ayaa sheegay in dhibaato iyo caqabada ay tahay qaraxyada ka dhaca magaalooyinka dalka Kenya isaga oo sheegay in ay isha ku Ra’iisal Wasaaraha DFKM Dr C/weli Gaas oo ka warbixiyey shirka ka socda Istanbul
(May 31, 2012)
Ra'iisal Wasaaraha DFKM Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in shirkii maanta dhacay afar qodob culayska lagu saaray, kuwaas oo la xiriira kaabayaasha dhaqaalaha. Qodobadan ayaa kala ah Biyaha, T

(May 31, 2012)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in ciidamo huwan ah oo ay hogaaminayaan ciidanka dalka Kenya ay qabsadeen degmada Afmadow ka dib mark

(May 31, 2012)
Istanbul:-Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Istanbul ee xarunta dalka Turkiga shir looga hadlayo arimaha dalka Soomaaliya kaas oo ay ka soo qeybgalayaan saxiixayaasha Road Mabka iyo 54 dal

(May 31, 2012)
Muqdisho:-Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka Ganacsigga & Warshadaha Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif Dagaal culus oo ka qarxay Deegaanka Xayo iyo Arba-qarso duleedka Afmadow
(May 31, 2012)
Afmadow:-Wararka ka imaanaya degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo ay ka qeyb qaadanayaan diyaarado dagaal uu ka qarxay deegaanka Xayo iyo Arba-qarso kaa oo u dhax

(May 31, 2012)
Istanbul:-Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo ku sugan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa kulan dheer la qaatay dhigiisa Ra'iisul Wasaaraha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdo
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|