Hay’adda Culumida Soomaaliyeed oo Diiday Dastuurka la Ansixiyay (Dhageyso)

August 3, 2012 - Written by

Muqdisho:-Hay’adda culumada Soomaaliya ayaa sheegtay inaanay ku qanacsanayn dastuurka cusub ee shalay la ansixiyay Sheekh Bashiir Axmed Salaad, madaxa hay’adda ayaa VOA u sheegay inuu sida dastuurka lagu bilaabay ay markii horeba khaldanayd.

Dhinaca kale wuxuu welwel ka muujiyay baarlamaanka cusub oo uu sheegay inaysa yeelan doonin aqoontii ay ku sixi lahaayee khaladaad uu sheegay inayku jiraan dastuurka la ansixiyay

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga VOA-ay la yeelatay Gudoomiyaha Hay,da Culumada Soomaaliyeed.

VOA Somalia

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online