Sidee looga ciiday Columbus, OHIO ?
(August 21, 2012)
Allahu Akbar walilahi Xamd. Waxaa maanta oo axada 1/10/1433 kuna began 8/19/2012 si heer sare ah looga ciiday Ciidii Fidriga) magaalada Columbus, Ohio ee cariga Maraykanka. Laga bilaabo markii Salaadd
Ciidanka Booliska Gaalkacy oo gacanta ku dhigay 4 dhalinyaro ah oo sitay walxaha qarxa laga sameeyo
(August 21, 2012)
Gaalkacyo:-Ciidanka Booliska ee magaalada Gaalkacyo ayaa howl gal ay sameeyeen caawa waxaa ay gacanta  ku soo dhigeen ilaa 4 dhalin yaro ah oo watay walaxa qarxa  laga sameeyo iyo hub kale duwan wax
Baarlamaanka cusub ee DFS oo guddi doorasho iska dhex magacaabay(Akhriso)
(August 21, 2012)
Muqdisho:-Xubnaha Cusub ee Baarlamaanka DFS ayaa maanta kulankoodii Labaad ku yeeshay Xarunta gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis, waxaana maanta soo xaadiray 184 xubnood waxaana ay iska dhexdoorte
Baarlamaanka Cusub ee DFS oo la filayo in ay maanta ku kulmaan Muqdisho
(August 21, 2012)
Muqdisho:-Waxaa si xawli ah uga socda magaalada Muqdisho Qaban qaabada kulanka baarlamaanka  cusub ee DFS  waxaa uu ka socdaa xarunta gaadiidka Booliiska halkaasi oo uu ka dhici doono kulankii kowaa
Madaxweyne Shariif Sheekh oo ka tacsiyeeyey geerida Meles Zanaawi (Masawiro)
(August 21, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa Shacabka Ethiopia, dowladaha Geeska Afrika iyo midowga Afrikaba uga tacsiyeeyay geeridii ku timid R/wasaarihii dalka Ethiopi
Wakiilada Beesha Caalamka iyo Madaxweyne Shariif oo kulan ku leh Garoonka Aden Cadde
(August 21, 2012)
Muqdisho:-Masuuliyiin ka tirsan beesha caaamka oo maalmo ka hor soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay kulan deg deg ah oo aan faah faahin laga bixin waxaa ay ugu  yeereen Madaxweynaha xilkiisa
Maraykanka iyo QM oo soo dhaweeyey Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya
(August 21, 2012)
Nairobi:-Dowladda Maraykanka iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta waxaa ay soo dhaweeyeen talaabadii shalay lagu dhaariyey baarlamaanka cusub ee federaalka dalka Soomaaliya. Shalay ayey ahayd markii Garo
TV-ga dowladda Ethiopian oo shaaciyey in uu dhintay Meles Zenawi
(August 21, 2012)
Adis Ababa:-Waxaa saaka oo talaado ah si rasmi ah looga shaaciyey Tv-ga dowladda Ethiopian  inuu geeriyooday ra'iisul-wasaarihii Ethiopia Meles Zenawi kaas oo in mudo ah ku xanuunsanaa Isbitaalk ku y