Maamulka Hay’ada HARO oo Hambalyada Ciida u diraya Muslimiinta, gaar ahaan Soomaalida
August 19, 2012 - Written byAnigoo ku hadlaya magaca Gudiga iyo Maamulka Hay’ada Humanitarian African Relief Organization (HARO) Waxaan hambalyada iyo Tahniyada ciidul Fitriga u dirayaa dhamaan ummada Muslimiinta, gaar ahaana ummada Soomaaliyeed. Illaahay hanaga aqbalo acmaasha khayrka ah ee bishaan aan soo samaynay, hana nagu daro kuwa dunuubtooda la dhaafo, naartana laga xoreeyo. Illaahay waxaan uga baryeynaa inuu ummada Islaamka dhibaatada iyo ciqaabka ka dulqaado, taladoodana uu gacanta u galiyo kuwa ugu akhyaarsan.
Si gaar ah Maamulka HARO wuxuu ugu ducaynayaa walaalihii ka qayb qaatay mashruucii Afurinta iyo u gargaarka barakacayaasha Soomaaliya, kaasoo lagu afuriyey 1200 oo ruux. Sidoo kalena 100 qoys oo indhoolayaal ah Baco ay roobka ka galaan loogu qaybiyey.Waad ku mahadsantiin taageerada joogtada ah ee HARO aad lagarabtaagan tihiin markasta.
On behalf HARO’s broad and Staff wishes the Muslim Ummah Happy Eid Al-Fitr. On Eid wish you a joyous celebration and showers of Allah’s blessings. On Eid ul-Fitr, I pray that Allah’s blessings light up the path and lead to happiness, Peace and success the Somali and Muslim ummah who up hold always HARO’s projects. Thank you for your continuous support of HARO’s work.
Hassan Jama (Hassan Dhooye) Executive Director
Humanitarian African Relief Organization (HARO)
3355 Hiawatha Ave South. Ste 202 Minneapolis,MN
55406 Line: 612-315-5691 Fax: 612-315-5693
hassan@harousa.org haro.4needy@gmail.com