Dastuurka DFKM oo lagu ansixiyay cod aqlabiyad ah
(August 1, 2012)
Muqdisho:-Waxaa saaka magaalada Muqdisho lagu ansixyay  Dastuurka ay yeelan doonto DFKM  iyadoo goobta  ay ka socotay  ansixinta  ay ku sugnaayeen ergo gaaraysa ilaa 645 markii la guda galay cod
Faahfaahin Labo Qarax oo goordhow ka dhacay Agagarka xarunta Iskool Boolisiya
(August 1, 2012)
Muqdisho:-Warar dheeraad ah oo naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba qarax oo is miidaamin ah ay ka dhaceen  Agagarka xarunta uu ka socdo shirka ansixinta Dastuurka cusub oo ay

« Previous Page