Shareecada iyo Al-shabaab (Qeybtii 1aad) W/Q: Burhan Axmed Maxamed
August 26, 2012 - Written byAL-shabaab waa urur hubaysan oo kahanaqaaday Soomaaliya hasa ahaatee waxa uu uga duwanyahay jabhadihii hubaysnaa ee Soomaaliya kajiray waxyaabo aad ufarabadan waxaase ugu muhiimsan in ay had iyo jeer sheegaan in ay yihiin xarako islaami ah dadkana ku xukunta Shareecada Islaamka. Hadaba sheegashada Shabaab madhabbaa mise waa dheeldheel? Taasi waa su’aal u baahan in la iswaydiiyo, qormadani waxa ay isku dayi doontaa in ay kajawaabto su’aashaas.
W/Q: Burhan Axmed Maxamed
deeq2002@hotmail.com
Somalireal+Halgan.net