Ingiriisku ma uur ku baallaa W/Q Sheekh Sh.Fu’aad Max’ud Xaaji Nuur
(April 17, 2013)
Boosaaso:-Dawladda Ingriisku waa dawlad awood dhaqaale, cilmi, siyaasad iyo mid ciidanba leh, waa dawlad leh sirdoon xirfad iyo qalab labada ku hubaysan, xagga kale waa dawlad kiristan ah, leh aragti
Wafdi ka socda Midowga Yurub oo gaaray maanta magaalada Garoowe
(April 17, 2013)
Garoowe:-Wafdi ka socda Midowga Yurub ayna horkaceyso  agaasimaha Bariga iyo Koonfurta Afrika ee midowga Yurub Francesca Mosca ayaa maanta gaaray Garoowe ee xarunta dowlada Puntland.Wafdiga ayaa waxa
Masaajideenu maxay u noqon waayeen masjidkii Nabiga oo kale? W/Q Sh Axmed C/samed
(April 17, 2013)
Boosaaso:-Nabigu SCWS wuxuu ahaa ergay RAbbi inoo soo diray, macallin, murabbi, garsoore, madaxweyne, hoggaamiye ciidan. Wuxuu ahaa aabbe, walaal, zawj, qariib, daris iwm. Dhinac kale wuxuu la macaami
Nadwadii ka socotay Masjidka Rowda ee magaalada Boosaso oo gashay habeenkii labaad[Daawomasawirad
(April 17, 2013)
Nadwada cilmiga ah ee ka socota masjidka Al-Rowda ee magaalada Boosaaso ayaa caawa waxaa ay gashay habeenkii labaad, waxaana cinwaanka guud ee nadwadu uu sanadkan yahay “ Islaamka iyo Qabyaalada
Guddoomiyaha Xisbiga Midnimo ee Puntland Dr. Saadiq Enow oo ku sii jeeda dalka Maraykanka
(April 17, 2013)
Minneapolis:-Guddoomiyaha Xisbiga Midnimo ee dowllada Puntland Dr. Saadiq Enow, ayaa ku sii jeeda dalka Maraykanka isagoo marka hore kulan la qaadan doono Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Minneapoli
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay safiirka Nederland iyo Sweden
(April 16, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta Villa Soomaaliya ku soo dhaweeyay wafdi ka socday dalalka Nederland iyo Sweden si uu uga gudoomo warqad
Ogeysiis:-Nadwo diini ah oo ka bilaaban doonta magaalada Boorame
(April 16, 2013)
Boorame:-Waxaa dhawaan ka bilaaban doonta magaalada Boorame Nadwo cilimiyeed diini waxaana isku soo dubariday nadwadaas ururka badbaadada dhalinyarada ee lagu magacaabo Badbaado kana hawl gala magaala
Ra’iisal Wasaaraha DFS oo qaabilay wafdi sare oo ka socday Midowga Yurub
(April 16, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday midowga Yurub kaasoo ay hogaamineysay agaasimaha Bariga iyo Koofurta Afrika ee mid
Nadwooyin diini ah oo ka socday Masjidka Cali Mataan oo la soo gebagabeeyey
(April 16, 2013)
Hargeysa:- Waxaa maalmihii la soo dhaafay ka socday Masjidka Cali Mataan ee ku yaal Badhtamaha magaalada Hargeysa  nadwo cilmiyeed diini ah oo ay ka qayb galayeen culimo iyo ducaad kale duwan, Nadwo
Nabadoonnada Gobolka Bari oo Loo Qabtay Aqoon Isweydaari Ku Aadan Xallinta Khilaafaadka [Masawiro]
(April 16, 2013)
Boosaaso:-Aqoon isweydaarsi ku aadan nabadeynta iyo xallinta khilaafaadka ayaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee xarunta Rugta Ganacsiga iyo Warshedaha Puntland ee Boosaaso, aqoon isweydaarsigan o

« Previous PageNext Page »