Bayaan laga soo saaray Nadwo diini ah oo lagu qabtay Laascaanood.[Daawo Video]

August 20, 2013 - Written by Editor

9Laascaanood:-Waxaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Nadwo cilmiyeed diini ah oo ahayd tii Shanaad ee lagu qabto magaalada Laascaanood , Nadwo cilmiyeedkaan diiniga ah ayaa waxaa duruus iyo muxaadaraad kale duwan waxaa ka jeediyey culimo iyo ducaad kale duwan ,waxaan ay dadweynaha kala hadleen arrimo khuseeya diintooda oo ay ugu horayso in laga fogaado Macaasi’da, Qaybyaalada , Xadgudubka diineed, Tahriibka , cunida Qaadka iwm.

Gabagabadii Nadwada ayaaa waxaa ay culimada ka soo saareen Bayaan Halkaan ka eeg bayaanka oo qoraal ah.

Hoos Ka Daawo Bayaanka culimada ay ka soo saareen Nadwadii 5aad ee lagu qabtay laascaanood

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online