Ciidamo ka socod dalka Burundi oo soo gaaray Muqdisho

August 28, 2013 - Written by Editor

AMISOMMuqdisho:-Waxaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee  magaalada Muqdisho  ciidamo ka socoda dalka Burundi oo tiradood lagu qiyaasay ilaa 800 askari kuwaas oo ku biiri doono ciidanka AMISOM eek u sugan magaalada Muqdisho Ciidanka saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa ah kuwo in mudo ah ay tababaro kale duwan ay siinayeen Saraakiil ka tirsan EU iyo Maraykanka waxaan ciidamadaan lagu soo gurayo Soomaaliya ay yihiin kuwa  dowladda soo diray ay dhaqaalo uga raadinayaan reer Galbeedka.

Sarkaal u hadlay ciidanka AMISOM ayaa sheegay in ciidamadaan maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho ay ka qayb qaadan doonaa  dagaalka ay ciidanka AMISOM kula jiraan ururka Al-shabaab iyo howl galada  la doonayo in lagu sugo amaanka magaalada Muqdisho.

Ciidamadaan Ajnabiga ah ee  lagu soo gurayo dalka Soomaaliya ayaa waxa sababta koowaad u ah khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Soomaalida iyo hishiis la’aanta ka dhex taagan ilaa intii ay dhacday dowladdii Maxamed Siyaad Bare.

 A/cawaale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online