Dadweynaha Turkiga oo bilaabay banaanbax ka dhan ah dowllada Masar
August 17, 2013 - Written by EditorQaahira:-Dadweynaha muslinka ee ku nool dalka Turkiga ayaa caawa iskugu soo baxay fagaarayasha iyagoo ka dhiidhiyey sidda xun ee loo xasuuqay dadka shacabka ah ee dalka Masar xil ay samaynayeen banaanbaxyo ay ku dalbanayeen in dib loo soo cesho Madaxweyne Mursi. Ciidanka Melatariga ee dalka Masar ayaa u adeegsaday kala ceyrinta taageerayaasha Madaxweyne Mursi rasaas iyo diyaaradao kuwa qumaatiga u kaca waxaana xasuuqii ugu danbeeyey ay ka geysteen Masjidka AlFatax ka dib markii ay si xoog ah ku galeen
Wixii soo kordha kala soco wararkeena danbe Halgan.net
Halgan.net