Dadweynaha Turkiga oo bilaabay banaanbax ka dhan ah dowllada Masar

August 17, 2013 - Written by Editor

masar2Qaahira:-Dadweynaha muslinka ee ku nool dalka Turkiga ayaa caawa iskugu soo baxay fagaarayasha iyagoo ka dhiidhiyey sidda xun ee loo xasuuqay dadka shacabka  ah ee dalka Masar xil ay samaynayeen banaanbaxyo  ay ku dalbanayeen in dib loo soo cesho Madaxweyne Mursi. Ciidanka Melatariga ee dalka Masar ayaa u adeegsaday kala ceyrinta taageerayaasha Madaxweyne Mursi rasaas iyo diyaaradao kuwa qumaatiga u kaca  waxaana xasuuqii ugu danbeeyey ay ka geysteen Masjidka AlFatax ka dib markii ay si xoog ah ku galeen

Wixii soo kordha kala soco wararkeena danbe   Halgan.net

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online