Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka dhoofay Kismaayo

August 19, 2013 - Written by Editor

axmed-madoobeWafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa goor dhow waxaa uu ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo isagoo ku sii jeeda dalka Itoobiya oo uu kulan kula qaadan doono Madaxda ugu saraysa Dowllada Federaalka Soomaaliya. Magaalada Addis-Abba ayaa waxaa maalmo ka hor gaaray madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubba land Gen.Fartaag isagoo kulamo kula galay Wafdi ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya wasiiru dowlaha madaxtooyada Faarax Cabdulqaadir.

Ilaa hadda lama yaqaan wax ka soo bixi kara wada hadalo ay garwadeen ka yihiin dowladdaha ciidamadoodu ay ku sugan yihiin Soomaaliya  gaar ahaan Itoobiya, Ugaandha , Burundi , Jabuuti.

Wixii soo kordha  kala soco warqabadka Halgan.net

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online