Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kormeer ku tegay xarumo ku yaal Taleex

August 27, 2013 - Written by Editor

jenTaleex:-Madaxweyne ku xigeenka dowllada Puntland Gen,Cabdisamed Cali Shire ayaa kormeer ku tegay xarumo ku yaal degmada Taleex ee gobolka Sool waxaana socdaalkiisa ku weheliyey Wasiirka duulista hawada, ku xigeenka wasiirka dekedaha iyo gaadidka, xildhibaano uu horkacayo guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Barlamanka Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdisamed Cali Shire ayaa waxaa uu booqday maanta Qalcadaha Taarikhiga ah ee Taleex ,Daar Ilaalo, Silsilad iyo Falaad waxaana uu dhagax dhigay Ceel biyood oo ay hergalin doonto hay’ada Bisha Cas ee Dalka Kuwait.

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Gen,Cabdisamed Cali Shire ayaa waxaa uu kormeer ku tagay xarunta caafimaadka ee degmada Taleex waxaana uu warbixino kala duwan uu ka dhageystay dhakhaatiirta ka howlgasha Degmada Taleex waxaana ka mid ahaa Dr.Cabdiraxman Cumar Cadde oo ka warbixiyey xarun lagu daweeyo TB-da oo gabogabo mareysa.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdisamed Cali Shire ayaa la hadlay saxaafada isaga oo ku sugan Degmada Taleex waxaana uu ka warbixiyey xarumaha uu kormeerka ku tagay maanta

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online