
(March 11, 2014)
Mekkah:-Waxaa lagu qabtay Sacuudiga gaar ahaan magaalada Mekkah Mutamar ay iskugu yimaadeen culimo fara badan oo caalamka ka kala yimid waxaan Mutamarkaas soo qaban qaabiyey رابطـة العــا� Abu Yaasir Al Muqdishi iyo C/fitaax Maxamed Cali oo ka mid ahaa Al-Shabaab oo Muqdisho lagu xiray
(March 11, 2014)
Muqdisho:-Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay Abu Yaasir Al-Muqdisho oo ka mid ahaa culumada Al-shabaab waxaana laga qabtay magaalada Muq

(March 11, 2014)
Qaahira:-Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa kaga qeybgalay Magaalada Qaahira ee Caasimadda Masar Shirka caadiga ah ee Wasiirada Arrimaha diba

(March 11, 2014)
Jabuuti:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa lagu soo dhoweeyey caasimadda Jabuuti ee dalka Jabuuti, waxaana garoonka Jabuuti kusoo dhoweeyey masuuliyiin sare oo ka ti

(March 11, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Garoowe Golaha Wasiirada Puntland iyagoo uga dooday qodobo badan waxaan shirka gunaanadkiisii ay ka soo saareen warsaxaafadeedka Hoo
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|