Shiweyne looga hadlayo dhibka Qaadka oo beri ka furmaya Jaamacadda bariga Afrika ee Boosaso
(March 10, 2015)
Boosaaso:-Waxaa maalinta beri ah ka furmi doona magaalada Boosaso gaar ahaan Hoolka weyn ee Jaamacadda bariga Afrika ee Boosaaso shir weyne looga hadli doono Dhibaatada Qaadka iyo sidda xal looga gaar
Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Guddiga Joogtada ah u furay kulan Howleed ku Aadan Diyaarinta Qorshayaasha Kalfadhiga 6aad.[Masawiro/Video]”
(March 10, 2015)
Ugand:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda uga furay Guddiga Joogtada ah ee B
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo u ambabaxay dalka Jabuuti (Daawo)
(March 10, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Dawlada Puntland Cabdixakiim C/llaahi Xaaji Cumar Camay iyo Wafdi uu horkacayo ayaa galabta wuxuu u ambabaxay dalka Jabuuti wuxuuna ka dhoofay garoonka diyaaradaha maga
Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya DFS oo gaaray Kismaayo (Masawiro)
(March 10, 2015)
Kismaayo:-Safiirka dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta (UAE) u qaabilsan DFS Mohamed Al-Othman ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose . Wafdiga Danjiraha Isu-tagga Imaaraad
Madaxweynaha Puntland oo Garoowe xariga ka jaray labo wado oo laami ah.(Masawiro)
(March 10, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10-3-2015 si rasmi ah xariga uga jaray labo Wado oo laami ah oo laga hirgeliyey Magaalada Garo
Ku Dadaal wixii ku Anfacaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah.(Daawo)
(March 9, 2015)
Nairobi:-Waxaan Idiin soo gudbineynaa Muxaadaro cusub oo qiimo badan oo uu ka jeediyey Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii waxaana muxaadarada jeediyey Sheekh Maxamed Cabd
Ra’iisul wasaaraha DFS Sharmaake oo la kulmay dhigiisa Itoobiya Hailemariam.[Masawiro]
(March 9, 2015)
Addis Ababa, Isniin, 9 March 2015 — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Dr.Cumar Cabdi rashiid Cali Sharmaarke oo booqasho rasmi ah maanta ku yimid dalka Ethiopia isaga iyo wafdi uu hogaaminayo
Maamulka Shirkadda Golis oo taageeray Ol’olaha la-dagaalanka Qaadka.[Masawiro]
(March 9, 2015)
Boosaaso:-Mas’uuliyiinta ugu saraysa shirkadda Isgaarsiinta GOLIS Puntland ayaa maanta oo Isniin ah kulan soo dhawayn hotelka Villeg Bosaso ugu qabtay Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Mudane Abuuker
Drs Khadro oo Xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Dowlada Chine-ha u fadhiya Soomaaliya [Masawiro]
(March 9, 2015)
Muqdishu:- Wasiirada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Drs Khadro Bashiir Cali oo ay wehelinayaa Wasiiru dowlaha Mudane Cabdullahe Bile, Wasiir ku xigeenka Mudane Xaamud Cali Xasan iyo Agaasimaha
Wasiirka Warfaafinta DFS oo la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta
(March 9, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta (UAE) Mohamed Al-Othman. Labada mas

« Previous PageNext Page »