Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saartay weerarkii Jaamacadda Gaarisa.[Masawiro]
(April 7, 2015)
Muqdisho:-Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay bayaan ka soo saartay weerarkii ay ururka Al-shabaab ku bartil maamsadeen Jaamacadda Gaarisa,waxaan weerarkaas ku dhintay arday gaaraysay 149 h Madaxweynaha DFS iyo Nickolas Kay Oo Ka Wadahadlay Hiigsiga 2016ka.
(April 7, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbiley Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Madaxweynaha Puntland oo gudoomiye cusub u magacaabay Gobolka Mudug
(April 7, 2015)
Gaalkacyo:-Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Puntland C/weli Maxmed Cali Gaas maanta oo Tix Lr 35, 7 April 2015 ayaa waxaa lagu magacabay Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Mudug C/qaadir Shire Faar

(April 7, 2015)
Muqdisho:-In wasiiradu ay booqdaan xarumaha waxbarashada si ay da'yarta u dhiiri-geliyaan, waxay ka mid tahay tillaabooyin ka muujinaya xiriirka ka dhaxeeya siyaasiyiinta iyo bulshada quudata Aqoonta

(April 7, 2015)
Gaalkacyo:-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax miino loo dhigay gaari uu la socday Guddoomiye ku xigeenka gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|