Wasiirka Caafimaadka DFS iyo Wasiirka Caafimaad Puntland oo booqday dhaawacyadii Gaalkacyo ee la geeyey Muqdisho.[Cod/Masawiro]
(December 11, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Caafimaadka Dawladda Federaalka Soomaaliya Xaawo Xassan Maxamed iyo Wasriika Caafimaadka Puntland Dr. Cabdinaasir Cismaan Cawke oo galabta Dec-11-2015 markale booqday Cusbitalka Dig
Dood Cilmiyeed ay qabteen Culimadii Gaalkacyo u tegay Nabadaynta ee dib ugu soo laabtay Garoowe.[Masawiro/Video]
(December 11, 2015)
Garoowe:-Culimadaan oo dowr lixaad leh  ka qaatay xal u helidda colaadii magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxay dib ugu soo laabteen Garoowe xarunta Dowladda Puntland  waxayna Hoolk
Korneyl Haybe Tuulo-Barwaaqo ciidanka Jubbaland ayaa dib u qabsanay.[Dhagayso]
(December 11, 2015)
Kismaayo:-Taliyayaasha ciidamada amniga maamulka Jubbaland ee aagga Dhoobley ee Jubbada Hoose ayaa sheegay inay ciidankoodu dib u qabsadeen deegaanka Tuulo Barwaaqo. Deegaanka Tuulo-Barwaaqo, ayaa wa
Wasiirka Caafimaadka Puntland oo Muqdisho ku booqday dhaawacyadii Gaalkacyo.[Masawiro]
(December 11, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Caafimaadka dowladda Puntland Dr. Cabdinaasir Cismaan Cawke iyo masuliyiin uu hoggaanayo ayaa maanta oo jimce ah booqday Cusbitalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku s
Golaha Xukuumadda dowladda Puntland oo qodobo ka soo saaray Shirkoodii
(December 10, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiim Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa sidii caadiga ahayd waxaa looga hadl
Sarkaal ka tirsanaa Hay’adda Nabad-Sugida oo lagu dilay magaalada Muqdisho
(December 10, 2015)
Muqdisho:- Waxaa saaka qarax loogu xiray gaarigiisa lagu khaarajiyey Sarkaal ka tirsanaa Hay'adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka dowladda Federaalka ee Soomaaliya xili uu marayey goob aan ka fogeyn saldh
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya.[Masawiro]
(December 10, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Dec, 10, 2015 Safaaaradda Turkiga ee Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Dalka Turkiga u fa
Awooweyaasha dulman (Daarood iyo Hawiye) W/Q Sh Axmed Cabdi Samed
(December 10, 2015)
Hawiye iyo Daarood baa soo duulay, Daarood iyo Hawiye ayaa laayey, Hawiye iyo Daarood baa xoolihii dhacay, Daarood iyo Hawiye ayaa qixiyey!!! Labadaan oday oo ay ku abtirsadaan qeyb weyn oo ka mid ah
Halgan.net iyo Radio Halgan Live oo lagu soo kordhiyey Channel Telegram-ka
(December 10, 2015)
Akhristayaasha Halgan.net waxaaan ugu bishaarayneynaa in Halgan.net iyo Radio Halgan Live lagu soo kordhisay Channel Telegram-ka, kaasi oo aad kala socon doonto hadii alle idino wararka nadawaadka iyo
Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo afar gaadiidka martida ka heshay Dowladda Korea.[Masawiro]
(December 9, 2015)
Mogadishu:-Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaal ka Soomaaliya waxa ay uga mahadcelinysaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Korea deeq ka kooba

« Previous PageNext Page »