Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida ku timi Wasiiru-dawlihii Caafimaadka Puntland
(January 3, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa isagoo ku hadlaya magaca Golayaasha Dawladda Puntland ka tacsiyeeyey geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi Wasiiru-dawlihii Wasaa
Siyaasiyiin uu hogaaminayo Ra’iisul wasaarihii hore DFS C/wali Sh. Axmed oo gaaray Puntland.[Video/Masawiro]
(January 3, 2016)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Goboka Mudug wafdi ay hogaaminayaan Ra'iisul wasaarayaashii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof.Cali Maxamed Geedi iyo C/wali
Madaxweynaha: “Ugaas Khaliif waxaa uu ahaa nin naftiisa u huray nabadeynta iyo dib u heshiisiinta’’
(January 3, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sh. Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allah u naxariistee Marxuum Ugaas Ca
Islaan Bashiir Islaan Abdulle oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Ugaas Cabdirixman Ugaas Khaliif
(January 3, 2016)
Gaalkacyo:-Islaan Bashiir Islaan Abdille oo ka md ah Issimada soomaaliyeed ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey geeridii maanta ku timid Ugaas Cabdirixman Ugaas Khaliif, oo ahaa Issim weyn oo laga yaqaan Soo
Boqor Burhaan oo loogu soo dhaweeyey Boosaaso kana tacsiyeeyey geeridii ku timid Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif.[ Video]
(January 3, 2016)
Boosaaso:-Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse,ayaa maanta waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa uu ka mid yah
Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Ciidanka X.D.S oo kulan muhiim ah la qaatay Safiirka Dawladda Imaaraadka.[Masawiro]
(January 3, 2016)
Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa maanta kulan la qaataySafiirka Dawladda Imaaraadka Ca
Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo ku geeriyooday magaalada B/weyne
(January 3, 2016)
Allah ha u naxariistee waxaa Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku Geeriyooday Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo ahaa Ugaas si weyn looga qadariyo gobalka Hiiraan iyo Soomaaliya. Ugaas