Dagaalka Puntland iyo Al-shabaab oo weli socda [Dhagayso]
(March 18, 2016)
Dagaallo kale oo goos-goos ah ayaa maalintii saddexaad ka socda degaannada dhinaca Bari ee Gobolka Nugaal halkaasi oo ay isku hor fadhiyaan maleeshiyada ururka Al-shabaab iyo ciidamada Puntland. Dagaa
Taliye ku xigeenkii hore ee Booliiska Puntland Jen. Muxiyadiin Axmed oo waraysi siiyey Radio Garoowe.[Dhagayso]
(March 18, 2016)
Garoowe:-Taliye ku xigeenkii hore ee Booliiska dowladda Puntland Jen. Muxiyadiin Axmed Aw-Muuse oo ka mid ah Saraakiisha hogaaminaysa dagaalka ka soconay Togga Suuj ayaa waxaa uu waraysi gaar ah uu si
Ardayda Jaamacada Bariga Africa faraca Buuhoodle oo Booqday Widh Widh.[Masawiro]
(March 18, 2016)
Buuhoodle:-Qaar ka mida Ardayda Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Bariga Africa faraceeda magaalada Buuhoode ayaa maanta booqasho cilmiyeed ku gaadhay qaar ka mida goobaha waxbarashada ee magaalada
Madaxweyne Gaas iyo Saraakiil ka tiran Ciidanka dalka Itoobiya oo kulmay.[Masawiro]
(March 18, 2016)
Addis:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed  Cali Gaas oo subaxnimadii hore ee saaka soo gaadhey magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa maanta 18-March-2016 waxaa kula
Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Gen.Cumar C/laahi Farawayne iyo ciidamo la socda oo gaaray Garacad
(March 18, 2016)
Garacad:-Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Gen.Cumar Cabdilahai Farawayne iyo ciidamo fara badan oo uu hogaaminayo ayaa goor dhaweyd gaaray deegaan xeebeedka Gobalka Mudug gaar ahaan magaalada xeebta ah ee G
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(March 18, 2016)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Sh Maxamned Cabdi Umal wuxuuna Sheekha Khudbadiisa uga hadlay Diintiina waxaa ukhayrbadan xalaal miirashada.Khud
Madaxweynaha Puntland oo soo afmeeray socdaalkiisii gaarayna Addis Ababa
(March 18, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo muddo bil ah  safar shaqo kujoogey waddanka Maraykanka ayaa maanta 18-March-2016 soo gaadhey magaalada Addis Ababa ee Xarunta Waddanka
Madaxwayne Kuxigeenka Puntland oo ka warbixiyey dagaalada ka socda toga Suuj (Dhageyso)
(March 18, 2016)
Garoowe:-Madaxwayne Kuxigeenka Puntland ahna Ku-simaha Madaxwaynaha Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay ayaa ka warbixiyay Dagaalkii Suuj iyo Hawlgalka ciidanka  Puntland ay ka wadaan deegan