Dagaal dhexmaray ciidanka AMISOM iyo Al-Shabaab oo ka dhacay J/hoose
(March 20, 2016)
Wararka ka imaanaya gobalka J/hoose ayaa sheegaya in Dagaal u dhexeeya ciidamada Jubbaland iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo  Al-Shabaab uu ka dhacay inta u dhexaysa magaalooyinka Qooqaani iyo Af
Dagaalkii ka socday Aaga Garacad oo istaagay iyo maxaabiis laga qabtay Al-Shabaab
(March 20, 2016)
Wararka naga soo gaaraya Degmada Garacad ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in Madaafiic caawa fiidkii lagu garaacayo deegaanadii saaka uu dagaalka ka qarxay qaar ka mid ah waxaana kooxda Al-Shabaab laga
Dagaal Culus oo u dhexeeya Al-shabaab iyo ciidanka Puntland oo ka socda Kulub ,Mareer iyo Kuurdha-Faruur. [Dhagayso]
(March 20, 2016)
Wararka haatan naga soo gaaraya gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidanka Puntland oo uu horkacayo taliyaha guud ee ciidanka Puntland Jen Saciid Dheere ay dagaal ku qaadeen deegaanka Kulub  iyo Mareer