Wasiirka Maaliyadda Puntland oo u kuurgalaya Xaaladda Cisbitalka iyo Garoonka Diyaaradaha Boosaaso.[Masawiro]
(March 19, 2016)
Boosaaso:-Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Dr C/laahi Sh.Axmed ayaa booqasho ku tagay Isbitaalka weyn ee magaalada Iyo garoonka diyaaradaha ee Boosaaso. Mudane Dr C/laahi Sh.Axmed ayaa boo
Wararkii u danbeeyey dagaalka ka dhex socda ciidanka Puntland iyo ururka Al-shabaab
(March 19, 2016)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in Togga Suuj laga saaray ciidankii ururka Al-shabaab waxaana ay haatan la isku hor fadhiyaa Gebiyada u jeeda dhanka Badda ee ku aadan
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud waa taageeraynaa Puntland (Dhageyso)
(March 19, 2016)
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray kulan looga hadlayey hannaan midaysan oo ay ku wada shaqayn karaan dawladaha hoose ee maamul goboleedyada dalka iyo dawladda dhexe. Mada