Madaxwaynaha Jubbaland oo booqday Qooqaani iyo Dhoobleey oo ka tirsan Gobalka Jubbada Hoose
(March 22, 2016)
Kismaayo:-Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa safar ku tagay deegaanada Qooqaani iyo Dhoobleey oo ka tirsan Gobalka Jubbada Hoose waxaan uu maanta dib ugu soo laabtay magaal
Barnaamij gaar ah oo Tv-ga somalichannel uu ka diyaariyey dagaalkii Puntland iyo Al-shabaab ku dhexmaray Suuj.[Daawo]
(March 22, 2016)
Garoowe:-Waa barmaamij gaar ah oo Tv-ga Somalichannel uu ka diyaariyey dagaalkii ku dhexmaray Ciidanka dowladda Puntland iyo Al-shabaab inta u dhexeysay togga Suuj , Garmaal iyo Godobjiiraan waxaana b
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo gaaray Beledwayne
(March 22, 2016)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira Xubnaha labada Golle ee Dawladda ayaa maanta gaaray magaalada Belad
Qaraxyo ka dhacay magaalada Brussels ee dalka Belgium oo ay ku dhinteen 30 Qof
(March 22, 2016)
Brussele:-Ugu yaraan saddex qarax ayaa maanta ruxay magaalada Brussels ee dalka Belgium, ayada oo laba ka mid ah qaraxyada ay ka dhaceen garoonka diyaaradaha magaalada, halka mid kalena uu ka dh
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe.[Dhagayso]
(March 22, 2016)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland Maxamuud Xassan Soocadde oo ku qabtay shir jaraa'id magaalada Garoowe ayaa waxaa uu a waramay ama faahfaahin ka bixiyey dagaaladii ka socday
Madaxeynaha Dawladda Puntland oo Booqday ciidamadii soo Afjaray Dagaalkii Suuj iyo Garmaal.[Masawiro]
(March 22, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Cali Gaas oo uu wehinayey Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 22-March-2016 waxa ay booqoshaqo dhiirr
Al-shabaab oo sheegay in gaadiid dagaal ay ku qabsadeen dagaalkii ka dhacay Xerada Laanta Buuro.[Masawiro]
(March 22, 2016)
Muqdisho:-Ururka Al Shabaab ayaa marki ugu horaysay waxaa ay ka hadleen weerar ay ku qaadeen Xerada Laanta Buuro oo ku taallo Gobolka Shabeellaha hoose oo saldhig u ahayd ciidamo ka tirsan dowladda Fe
Dagaal ka socda deegaanka Dhinowda oo 30 KM u jirta Degmada Garacad.[Dhagayso]
(March 22, 2016)
Waxaa saaka mar kale dagaal uu ka socdaa deegaabka Dhinowda oo u jirta deegaanka Garacad 30 KM waxaana saraakiisha ciidamada Puntland ay sheegeen in ku ay daba joogaan firxadka kooxda Al Shabaab .