Sh Fu’aad Xaaji Nuur oo VOA uga waramay gurmad ay gaarsiiyeen Bariga Sanaag [Dhagayso]
(March 28, 2016)
Meelo badan oo Soomaaliya ah, ayaa waxaa kasoo yeeraya qaylo-dhaan la xiriirta abaaro ba’an oo ku habsaday dadka iyo duunyada, waxaana socda dadaallo gurmad lagu gaarsiinayo meelaha sida xun ay abaa
Ganacsade Sade Mahad Dirir oo lagu dhex dilay masjid ku yaal Degmada Hiliwaa
(March 28, 2016)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubaysan ay ku dileen nin ganacsade ah magaalada Muqdisho xili uu ku sugnaa Masjid dhexdiis. Allaha u naxariistee ganacsadaha
Guutada 2aad ee Ciidanka Puntland oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyey Garoowe.[Masawiro]
(March 28, 2016)
Garoowe:-Waxaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland guutada Labaad ee Ciidanka Puntland waxaana ciidanka hogaaminayey Col. Jimcaale Jaamac kuwaas ka sifeeyey
Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu soo kordhiyey Wasaaradda Warfaafinta.[Masawiro]
(March 28, 2016)
Garoowe:-Madaxeynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28-March-2016 waxaa uu Garoowe ka dhagax dhigay dhismaha cusub ee ICT, kaas oo lagu soo kordhin doono  Wasaaradda Warfaa