Al-minhaaj oo arday ku imtixaanay Kitaabkii ugu horeeyey ee xifdul-mutuun.[Masawiro]

March 27, 2016 - Written by Editor

12910229_1111489078907805_267140415_nGaldogob:-Galabnimadii khamiista oo ku beegnayd 24/3/2016 ayaa ku dhowaad 130 arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho waxay imtixaameen kitaabkii koowaad ee mashruuca barakaysan ee xifdulmutuun. kaas oo looga gol leeyahay in dhalinta wax barataa ay ka dhismaan aasaaska barashada diinta islaamka.

Mashruucaan oo ay isku dubariday Al-minhaaj Galdogob ayaa diirada saaraya ardayda Macaahida, iskuulada iyo jaamacaadka waxaana qorshaysan in aradaydu sanadkaan ku xafidaan in ka badan 10 matni oo funuunta kala duwan ah.

Faniga tajwiidka oo loo doortay in lagu bilaabo mashruucaan ayaa waxaa dhamaaday matnigii koowaad oo ah kitaabka tuxfatul-adfaal, waxaana isla galabnimadii ku xigtay ee jimcaha bilowday matnul-jazariya, ka dibna waxaa looga weecan doonaa inshaa allaah fanni kale.

Ugu danbayn mashruucaan ayaa garab socda xalaqaadka masaajida ka baxa maalmaha khamiista iyo jumacada wuxuu gaar la yahay in xooga la saaro xifdiga iyo fahamka oo wada socda.

no images were found

Mu’assadda Al-minhaaj
Galdogob, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online