Ardayda Jaamacada Bariga Africa faraca Buuhoodle oo Booqday Widh Widh.[Masawiro]

March 18, 2016 - Written by Editor

DSC08889 (2)Buuhoodle:-Qaar ka mida Ardayda Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Bariga Africa faraceeda magaalada Buuhoode ayaa maanta booqasho cilmiyeed ku gaadhay qaar ka mida goobaha waxbarashada ee magaalada Widh Widh ee gobolka Cayn . Ardayda oo ay booqdeen dugsiga sare ee Xirsi Dhabar loow .

Booqashadan ayaa oqonaysa mid dhiiri gelin u ah ardayda dugsiga sare ee magaalda Widh Widh , waxaa ay u jeediyeen ardayda wax ka barata Dugsigani waanooyin iy Taloooyin khuseeya aayohooda waxbarshada Maamulka Sare ee Jaaamcda Barig Africa ayaa sanad waliba u dira qaar ka mida deegaanada gobolka Cayn , si ay uGu noqoto ardayda wax ka barta deegaanada.

no images were found

En Mawliidd Isma Haradigeed
Laascaanood,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online