Daawo Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo wareysi uu siiyey PLTV .

March 29, 2016 - Written by Editor

qarjabGaroowe:-Wasiirka Amniga ee dowlada Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa wuxuu wareysi gaar ah siiyey PLTV isaga oo ka warbixiyey dagaaladii ciidamada Puntland ay la galeen ciidamadii Al-Shabaab ee ka soo degay Garmaal iyo Garacad wuxuuna wasiirku ku sheegay tiradooda 593 ilaa 600.

Wasiirka ayaa sheegay in deegaanka Garmaal iyo Suuj 183 halka Degmada Garacad ay ka soo degeen 413 askari oo ka tirsan Al-Shabaab.

Wasiirka Amniga ee dowlada Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa sheegay in wax xog ah aysan soo siin Galmudug wuxuuna sidoo kale sheegay in xog rasmi ah aysan ka heyn Puntland marka laga reebo tuhun jiray.

Hoos ka Daawo Wareysiga uu siiyey PLTV Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online