Dagaalka Puntland iyo Al-shabaab oo weli socda [Dhagayso]

March 18, 2016 - Written by Editor

voaDagaallo kale oo goos-goos ah ayaa maalintii saddexaad ka socda degaannada dhinaca Bari ee Gobolka Nugaal halkaasi oo ay isku hor fadhiyaan maleeshiyada ururka Al-shabaab iyo ciidamada Puntland. Dagaalo culus ayaa dhacay maalmihii arbacada iyo Khamiista, waxaana Puntland ay sheegtay inay dishay tiro ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab.

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo magaciisa kusoo koobay Maxamed, ayaa VOA-da u sheegay in dagaalka uu dhaliyey khasaare badan, oo badankiisa gaaray maleeshiyada Al-Shabaab. Maxamed waxa uu sheegay in illaa 22 maleeshiyo laga dilay kooxda Al-Shabaab. Haddaba wararkii ugu dambeeyey ayuu Maxamed uga warramay weriyaheena Jamaal Axmd Cusmaan.

Hoos ka Dhagayso waraysi uu goob jooge Maxamed siiyey Idaacadda VOA

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online