Guddoonka Baarlamaanka DFS Oo Qaraar Ka soo Saaray Shirarkii Uu Baarlamaanka Ka Yeeshay Ammaanka (VIDEO)
March 12, 2016 - Written by EditorGuddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray qaraar ku saabsan natiijada shirarkii albaabada u xirnaayeen ee uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka yeeshay ammaanka dhammaadka Kalfadhigii 7aad.xiligaasi oo ay Baarlamaanka hor yimaadeen mas’uuliyiinta iyo saraakiisha ammaanka oo uu hogaaminayey Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.
Qaraarkan oo uu Warbaahinta u akhriyey ku simaha Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad hoos ka Akhriso:-Qaraarka Amniga GSH-28-16
Hoos Ka Daawo VIDEO :-
—DHAMMAAD—-
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Guddoonka Baarlamaanka