Ka qayb qaado dhismaha Jidka Lafa-Goroyo ee Gobolka Gardafuu.[Video/Masawiro]

March 2, 2016 - Written by Editor

3Boosaaso:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa Jaaliyaadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa iyo gudahiisa in ay ka qayb qaataan horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Gobolka Gardafu ee gobolka Bari oo saamayn weyn ku yeelatay duufaano ku dhufatay Gobolka Gardafu oo dhawaan ay socdaal ku gaareen culimo iyo Issimo bulshadu ay qadariso waxaan ay ku baaqeen in gurmad deg deg ah lala soo gaaro Gobolka Gardafu oo ah gobol hodan ku ah si horumar loogu sameeyo kaabayaasha dhaqaalaha gaar ahaan wadooyinka , Isbitaalada ,Iskuulada , Garoomada diyaaradaha , Beeraha iwm.

no images were found

Hoos ka Daawo Dhibta ka jirta Jidka Lafa-Goroyo ee Gardafuu iyo Gurmadka loo baahan yahay

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online