Madaxwaynaha Jubbaland oo booqday Qooqaani iyo Dhoobleey oo ka tirsan Gobalka Jubbada Hoose

March 22, 2016 - Written by Editor

Axmed_MadoobeKismaayo:-Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa safar ku tagay deegaanada Qooqaani iyo Dhoobleey oo ka tirsan Gobalka Jubbada Hoose waxaan uu maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo. Wafdiga Madax weynaha iyo saraakiishii la socday ayaa waxa ay socdaal shaqo oo mudo 2 cisho ah ay ku tageen xarumo ciidan oo ku yaal deegaanada Qooqaani , Taabto iyo Dhoobleey oo ka tirsan Gobalka Jubbada Hoose oo fariisamo ay ku leeyihiin ciidamada Jubbaland iyo kuwa AMISOM.

Wafdiga Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa deegaanada Qooqaani , Taabto iyo Dhoobley waxaan uu kulamo la yeeshay odayaasha dhaqan iyo bulshada qaybaha kala duwan.

Hoos ka Daawo Madaxweyne Jubaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe oo Kismaayo dib ugu soo laabtay

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online