Madaxwayne Kuxigeenka Puntland oo ka warbixiyey dagaalada ka socda toga Suuj (Dhageyso)

March 18, 2016 - Written by Editor

cameyGaroowe:-Madaxwayne Kuxigeenka Puntland ahna Ku-simaha Madaxwaynaha Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay ayaa ka warbixiyay Dagaalkii Suuj iyo Hawlgalka ciidanka  Puntland ay ka wadaan deegano ka tirsan Nugaal gaar ahaan xeebta .

Madaxwayne Kuxigeenka Puntland Eng Camay ayaa sheegay in Hawlgalka Suuj uu  wali soconayo,wuxuuna sheegay in xalay kooxda Al-Shabaab ay isku dayday inay ka baxdo Toga Suuj balse ciidanka Difaaca Puntland oo sheeda kala socday ay toogteen rag badana ay ka dhinteen.

Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay Madaxwayne Kuxigeenka Puntland ahna Ku-simaha Madaxwaynaha  Puntland ayaa sheegay in ciidanka Puntland ay ka dhinteen 2 askari waxaana sidoo kale ka dhaawacmay 8 askari oo kale.

Madaxwayne Kuxigeenka Puntland ahna Ku-simaha Madaxwaynaha ayaa wareysi siiyey idaacada BBC -Laanta Afka Soomaaliga hoos ka dhageyso .

Ama Halkan Mp3

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online