Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud waa taageeraynaa Puntland (Dhageyso)
March 19, 2016 - Written by EditorMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray kulan looga hadlayey hannaan midaysan oo ay ku wada shaqayn karaan dawladaha hoose ee maamul goboleedyada dalka iyo dawladda dhexe.
Madaxweynaha ayaa khudbad uu halkaasi ka jeediyey waxaa uu kaga hadlay dagaallada dhowaan ka qarxay degaanada xeebaha bari ee Puntland ee u dhexeeya ciidamada maamulkaasi io al-Shabab. Faahfaahinta warkaas waxaa warbixintan nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
VOA Somalia
Halgan.net