Madaxweynaha Gal-Mudug C/kariim Xuseen Guuleed oo ka hadlay Shabaabka galay Puntland.[Dhagayso]

March 17, 2016 - Written by Editor

5852841B-4FB5-40EB-A1AE-73FD780E8C88_w640_r1_s_cx0_cy3_cw0Cadaado:-Madaxweynaha maamulka Gal-Mudug, C/karim Xueen Guuleed oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Cadaado ayaa ka hadlay, maleeshiyada Al-shabaab ee galay Puntland. C/kariim Xuseen wuxuu sheegay Gal-Mudug ay diyaar u tahay inay Puntland iska kaashadaan dagaalka al-shabaab iyo siddii looga adkaan lahaa. Waxa uu sheegay in qaar ka mid ah deegaanada Galmudug ay sidoo kale ku sugan yihiin qaar ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab ee dhowaan halkaas soo galay, taasi Qatar ku ah maamulkiisa.

Wuxuu dhinaca kale sheegay in ciidamada NATO ee xeebaha badda Somalia ku sugan ay mas’uuliyad ka saaran tahay la socodka dhaq-dhaqaaqa maleeshiyada al-Shabaab ee dhinaca badda.

Waxa uu sheegay inuu aaminsan yahay in duqeymihii ka dhacay koonfurta Soomaaliya ee la beegsaday Al-Shabaab ay ugu wacan tahay inay u cararaan dhanka Puntland iyo Galmudug.

Hoos ka Dhagayso madaxweyaha Gal-Mudug Cabdikariim Guuleed.

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online