Madaxweyne Gaas oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Somalicabel.[Dhagayso]

March 10, 2016 - Written by Editor

gaasMadaxwaynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Somalicabel waxaan laga waraystay safarka uu hadda ku jooga Maraykanka iyo kulamada uu la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada iyo Maraykanka iyo weliba diidmada 4.5 ee dowladda Puntland ay ku diiday in doorashada 2016 lagu saleeyo.

Hoos ka Dhagayso waraysiga Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiwali Gaas uu siyey Tv-ga Somalicabel

M_M_Deeq
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online