Mu’asada Al Minhaaj Faraca Bari oo soo afmeertay dowro ka socotay Masjidka Al-Rowda (Masawiro)

March 25, 2016 - Written by Editor

IMG-20160324-WA0026 - CopyBoosaaso:-Mu’asada Al Minhaaj Faraca Bari gaar ahaan xafiiska tababarka iyo hormarinta  oo Maanta Soo   Afmeertay Dowro Saddex Maalmood ka Socotay Hoolka Masjidka Al rowda ee Magaalada Boosaso.

Dowradan oo Loo Qabtay Dumarka ducaada ah ee Munadamada Kowsar iyo Macalimiinta Madaarista.

Tababarkan oo socday mudo sadex maalmood ah ayaa waxaa ka faaidaystay gabdho ducaad ah oo tiradoodu ahayd 47 ducaad .

Dowradan oo Nooceeda oo kale aan Horey Loogu Qabanin Dumarka Ducaada ah  ayaa Waxa Lagu qaatay Duruus kala duwan oo Dhammantood Khusaysa Arimaha Iyo Waajibadka dacwadeed ee Looga Baahan yahay Dumatka Ducaada ah

Waxaana  bixiyey casharada laguqaadanayey tababarkan Qaar ka Mid ah Culimo iyo Aqoonyahano takhasus uleh madooyinkaas.

Gabagabadii Dowrada ayaa Waxaa Kaso Qayb Galay qaar ka mid ah   Culimada ‘Ganacsatada iyo maamulka mu’asasada alminhaaj. Waxana ka Mid ahaa dadkii kasoo qayb galay  Sheikh  Axmed Dahir xasan ,Sheikh Faarax Cajab  , Ganacsade Yaasiin Mohamud Cali cukaashe  Iyo Marti Sharaf kale.

no images were found

Ugu Damayntii munaasabadaTababarka lagu soo xiraryey ayaa Mu’asasda   Al Minhaaj U Qaybisay Dumarka Ducaada shahaadooyin . tababarkan ayaa wuxuu ku soo gabagabobay jawi aad u wanaagsan.

Mu’asasda Al Minhaaj
Boosaaso
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online