Mu’assada Minhaaj Galdogob oo Qado sharaf u samaysay waxgaradka beesha Wadal-mogge.[Masawiro]

March 10, 2016 - Written by Editor

12821463_1097764673613579_3863057936430316443_nGaldogob:-Kulanka oo ahaa martigalin, soo dhawayn iyo isbarasho ayaa jimcadii 4/3/2016ka wuxuu ka dhacay xarunta Mu’assasada ee magaalada Galdogob, waxgaradka beeshaas oo iskugu jiray odayaal dhaqameed, nabadoono, aqoonyahan, culumo iyo ganacsato ayaa u yimid Galdogob hawlo ay ugu muhiimsanaayeen nabadayn iyo turxaan-bixin iyo waliba u kala xaqid dad dhibaato kala gaartay, hawlahaas 100% is afgarad ku dhamaatay.

Mu’assasada ayaa kala hadashay waxagaradka muhiimada ay leedahay nabadu iyo in xooga la saaro sidii shacabka soomaaliyeed oo walaalaha ihi u hormari lahaayeen, sidoo kale in wax walba lagu bixiyo waxbarashada iyo hanuuninta iyo waliba midnimada umadda.

Waxgaradka ayaa dhinacooda soo dhaweeyey hawlaha ay Mu’assasadu ka wado deegaanka kana mahad celiyey martigalinta, sidoo kalena hoosta ka xariiqay inay garab istaagayaan waxqabadka Mu’assasada, waxayna codsadeen in xiriirku intaas ka kordho. Kulanka ayaa wuxuu ku soo dhamaaday jawi faraxadeed.

no images were found

Mu’assasada Minhaaj
Galdogob ,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online