Mu’assasada Minhaaj ee Galdogob oo booqatay Dugsiga H/dhexe ee Qansaxle.[Masawiro]

March 10, 2016 - Written by Editor

12821550_1096667947056585_8436395902065848200_nGaldogob:-Tuulada Qansaxle oo dhinaca waqooyi bari magaalada Galdogob ka xigta qiyaastii 18KM ayaa booqashadeeda Mu’assadu Minhaaj uga gol lahayd u kuurgalida habka waxbarasho ee dugsiga iyo wadcigeeda guud. waxaana qayb ka ahaa booqashada waxgarad isugu jiray culumo, ganacsato iyo odayaal, kal hore ayey ahayd markii Hay,adda minhaaj ay dayatir dhamaystiran ku samaysay dugsiga, isla markaasna ay balan qaaday inay ka qayb qaadanayso tayeynta waxbarashada.

Iskuulka oo uu wehliyo dugsi quraan ayaa waxaa ka shaqeeya 4 macalin iyo maamule, waxaana dhigta dhawr iyo todobaatan arday oo intooda badani ka yimaadaan baadiyaha, wuxuuna ka diiwaan gashan yahay Wasaaradda waxbarashada Puntland. Ardayda ayaa laga qaaday imtixaan qaybta quraanka iyo maadooyinka iskuulkaba isugu jira, waxaana kasoo baxay natiijooyin qurux badan.

Ka dib waxaa la galay shir dheer oo lagu gorfaynayo sidii dugsiga lagu hormarin lahaa loolana tacaali lahaa dhibaatooyinka haysta. Waxaana lagu balamay hawl qabad dhow oo ay ugu horayso tababar loo fidiyo macalimiinta dugsiga.

no images were found

Mu’assasada Minhaaj
Galdogob ,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online