Shaqooyin muhiim ah oo mar kale ka banaan AMAL Bank

March 29, 2016 - Written by Editor

AMAL-BANK1Garoowe:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa aqoonyahanka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Soomaaliya gudahiisa iyo dibadiisa in shaqooyin muhiim ah ay ka banaan yhiin AMAL BANK. Shaqooyinkaan ayaa waxaa ay ka banaan yihiin magaalooyinka Buurtinle & Laascaanood waxaana Muddada arji qabashadu ay  ku egtahay 06/04/2016. Haddaba ma tahay qof aqoon u leh shaqooyinka ka banaan AMAL Bank Hoos ka eeg.

Halkaa ka eeg shaqooyinka ka banaan AMAL BANK

Wixii faah faahin la xiriir

bayr252@gmail.com.

M_M_Deeq
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online