Taliye ku xigeenkii hore ee Booliiska Puntland Jen. Muxiyadiin Axmed oo waraysi siiyey Radio Garoowe.[Dhagayso]

March 18, 2016 - Written by Editor

Gen-MuxiyadiinGaroowe:-Taliye ku xigeenkii hore ee Booliiska dowladda Puntland Jen. Muxiyadiin Axmed Aw-Muuse oo ka mid ah Saraakiisha hogaaminaysa dagaalka ka soconay Togga Suuj ayaa waxaa uu waraysi gaar ah uu siiyey Radio Garoowe waxaa uu uga waramay xaalka dagaalka socda isagoo sheegay in ay weli ku hareersan yhiin Togga Suuj oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ay ku dagaalamayeen ciidamo ka tirsan Al-shabaab iyo Puntland.

Taliye ku xigeenkii hore ee Booliiska dowladda Puntland Jen. Muxiyadiin Axmed Aw-Muuse oo wax laga wiidiiyey khasaaraha ka dhashay dagaalka ayaa waxaa uu xusay in dhinac ururka Al-shabaab ay qiyaas ahaan ka dileen 10 qof halka uu sheegay in dhinacooda uu hal asakari kaga dhaawacmay waa sida hadalka uu u dhigaye.

Hoos ka Dhagayso waraysiga Radio Garoowe Taliye ku xigeenkii hore ee Booliiska dowladda Puntland Jen.Muxiyadiin Axmed Aw-Muuse

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Waraysi-General-Muxiyaddiin-.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online