Waa sidee Xaalada guud ee magaalada xeebta ah ee Garacad. ? [Dhagayso]

March 16, 2016 - Written by Editor

garacadGaracad:-Xaalada magaalada xeebta ah ee Garacad e ka tirsan degmada Jariiban ayaa degan waxaan saaka tegay Ciidamo badan oo ay hogaaminayaan Taliye xigeenka ciidamada Booliska dowladda Puntland Gen.C/qaadir Shire Faarax iyo Taliyaha ciidamada birmadka Puntland Col.Cismaan Xasan Cuuke Afdalow. Goob jooge ay waraystay idaacadda SBC ayaa u sheegay in ay xaaladu tahay mid caadi ah marka laga reebo ciidamo ka trsan Puntland oo soo galay magaalada halka ciidamada sheegtay Al-shabaab ay magaalada uga baxeen dhinac deeganka Kulub iyagoo ka foojigan ciidamada Puntland ee ka yimid Gobolka Mudug

Hoos ka Dhagayso sidda ay tahay xaalada guud ee magaalada xeebta ah ee Garacad

[audio: http://allsbc.com/sbcon/wp-content/uploads/2016/03/Dadka-Deegaanka-Garacad-gobolka-Mudug.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online