Wasiirka Maaliyadda Puntland oo u kuurgalaya Xaaladda Cisbitalka iyo Garoonka Diyaaradaha Boosaaso.[Masawiro]

March 19, 2016 - Written by Editor

6Boosaaso:-Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Dr C/laahi Sh.Axmed ayaa booqasho ku tagay Isbitaalka weyn ee magaalada Iyo garoonka diyaaradaha ee Boosaaso. Mudane Dr C/laahi Sh.Axmed ayaa booqashadiisa ,waxaa ku weheliyey Guddoomiyaha gobolka,kan degmada Bosaso iyo xubno kale, wuxuuna horeyn tagay Isbitaalka Bosaaso ,isagoona kormeeray qeybaha uu ka kooban yahay isla markaana xaaladooda ka wareystay bukaanada ku jira Isbitaalka.

Wuxuu booqday oo kale Mudane Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed iyo wafdigiisa garoonka diyaaradaha ee magaaladda Boosaaso,isagoona la kulmay mas’uuliyiinta isla markaana kormeer ku sameeyey qeybaha uu ka kooban yahay.

Kormeerka ka dib ayaa Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr C/laahi Sh.Axmed ,wuxuu kulan la yeeshay saraakiisha garoonka ,iyagoona uga warbixiyey xaalada amniga ee garoonka.

no images were found

Waaxda Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online