Laascaanood oo laga Tukaday Salaaad Roob Doon ah.[Masawiro/Video]

April 1, 2016 - Written by Editor

2Laascaanood:-Waxaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool maanta laga Tukaday Salaada Roob doonta , waxaan salaaada lagu tukaday Saddex garoon oo ku kala yaalla Koonfurta , Waqooyiga iyo Galbeedka magaalada .Sheekh Maxamuud Maxamed Xalliike oo Tujiyey Garoonka koonfurta magaalada ayaa waxaa uu halkaa ka soo jeediyey wacdi iyo waanooyin ku saabsan siddii ay dadku u sixi lahaaayeen macaasidii ay galeen .Haddaba waxaan diinku soo gudbinaynaa Muuqaal dhamaystiran oo ah Khudabadii Salaada roob doonta ee Laascaanood .

Hoos ka Daawo Barnaamijka Roobdoonta ee magaalada Laascaanood

En Mawliidd Isma Haradigeed
Laascaanood,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online