Live Maqal iyo Muuqaal Muxaadaro Sh Salmaa Cowda uu ka jeedinayo Masjidka Salsabiil ee dalka Swedan.[Dhamaad]

April 30, 2016 - Written by Editor

IMAG0638Malmo:-Waxaa si live ah uga socda masjidka Salsabiil ee ku yaal magaalada malmo ee dalka Swedan muxaadaro uu jeedinayo Sh Salmaan Cowda oo ka mid ah culimada caanka ka ah dunida Islaamka. Halgan.net ayaa waxaa uga barateen in ay duruusta iyo nadawaadka diiniga ah oo culumada Soomaaliyeed ay ku qabtaan dalka dibadiisa iyo gudahiisa waxaana si maqal iyo muuqaal ugala socotaan Halganweb Tv Station qeybta Stream Live-ka.Waxaa caawa inoo suura gashay in aan si live ah idinkugu soo gudbino muxaadarad Sh Salmaan Cadwa oo safar dacwo ku soo gaaray dalka Swedan.

Sidoo kale waxaad si Live ah uga dhageysan kartaa Radio Halgan Live adiga oo telkaaga ku soo dajisan kara App-ka Radio Halgan Live. iyo Radio Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland.Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Radio Halgan Live waa Idaacad Islaami ah uu soo tabin doonta Inshalaah Duruusta iyo Nadwooyinka Culumada waxaana ay bahwadaag ku yihiin faafinta Dacwada Radiyaasha Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland iyo Radio Al-Nuur oo ka howlgala magaalada Muqdisho lagana dhageysto gobalada Koonfureed

Idaacada Islaamiga ee Al-Xikma ay xarumo gaaraya 13 ku leedahay Puntland waxayna baahisaa duruusta Diini ah iyo adeega bulshada. Waxaa kale oo aad si sahlan ugu shuban karaan Radio Halgan Live telkooda gacanta Radio Halgan Live Google Play hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin

Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan iyo Idaacadda Radio Al-xikma

ama Halkaan ka Dhagayso

Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live. Mareegta Radio Halgan halkan ka eeg

Maamulka Radio Halgan Live

Dhamaan waxaan u mahad celineynaa walaalaha nagu kordhiyey talooyinka iyo nasiixooyinka qiima galka ah oo ay na soo gaarsiiyeen qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed alaha dhowree dhamaantoood.

Wixii talo iyo fadlan noogu soo hagaajiya Webmaster@halgan.net alle waxaan ka baryeynaa in uu camalkeena ka dhigo mid isaga gaar u ah Aaaamiin

Hoos ka Daawo Live Streaming Web Halgan TV Station

Maamulka Halgan.net
Radio Halgan
Radio Xikma.

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online