Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo dib ugu laabtay Kismaayo.[Daawo]

April 13, 2016 - Written by Editor

axmedKismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe ayaa dib ugu soo laabatay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland ka dib markii uu ka soo qayb galay shirkii wada tashiga qaran ee hogaamiyaasha Soomaalidu dhowr cisho uga socday magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe ayaa ku tilmaamay shirkii madasha wada tashiga Qaran ee lagu soo gaba gabeeyey magaalada Muqdsho mid ku soo dhamaaday guul isagoo xusay in hogaamiyaasha Soomaalidu ay heshiis wada gaareen iyadoo aysan ku dhex jirin dad shisheeya ah.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe ayaa yiri” Shirkii wada tashiga Qaran waxaa uu ahaa mid lagu heshiiyey kuna soo dhamaaday guul iyadoo qodobada ka soo baxay shirka uu ahaa mid ay go’aamadoodu ay gaareen madaxda Soomaalida.

Hoos ka Daawo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe oo ku soo laabtay Kismaayo

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online