Madaxweyne Gaas iyo wafdi la socda oo u dhoofay dalka Itoobiya.[Dhagayso]

April 15, 2016 - Written by Editor

gaasgaasGaroowe:-Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta oo Jimce ah u dhoofay magaalada Addis Abba ee caasimada dalka Itoobiya isagoo a soo qayb geli doona shir madaxda Afrika ay uga hadlayaan dhinacyadda amniga iyo horumarinta dhaqaalaha Afrika. Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo la hadlay saxaafadda inta uusan ka dhoofin garoonka diyaaradaha ee Garoowe ayaa xusay in dowladda toobi ay a wada hadli doonaa xaalada dalka Soomaaliya guud ahaan gaar ahaan arrimaha amniga iyo dhaqaalaha si ganacsiga iyo Kaabayaasha dhaqaalaha ee Puntland loo horumariyo.

Hoos ka Dhagayso Madaxweyne Gaas oo la hadlay saxaafadda inta uusan ka dhoofin Garoowe

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Gaaseito-.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online