Mu’assadda Al-Irshaad oo deeq raashin ah gaarsiisay deegaanka Jidhi.[Daawo Videoga]

April 9, 2016 - Written by Editor

Capture-35-90x90London:-Mu’assadda Al Irshaad oo ah Hay’ad ka howl gasha dalka Ingriisa xarunteeduna tahay magaaalada London ee caasimada dalka Ingrisa ayaa Deeq raashin ah waxaa ay gaadhsiiyay dadka ay Abaaruhu ku Saameeyeen Deeganka Jidhi .Mu’ssadda al-irshaad oo kaashanaysa jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Ingriiska ayna hogaaminayaan culimada , Ducaad iyo waxgarad kale duwan ayaa horay waxaa ay uga qayb qaateen dhibaatooyin kale duwan ee ka dhacay dalka Soomaaliya.

Hoos ka Daawo Ururka Al irshaad Oo Deeq Raashina Gaadhsiiyay dadka ay Abaaruhu Halakeeyey ee Deeganka JIDHI

Mu’assadda Al Irshaad
London,UK

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online