Maraakizta iyo Hay,adaha Soomaaliyeed ee Denmark deegaanka dila ee gobalka Awdal (Daawo)

April 17, 2016 - Written by Editor

vlcsnap-2016-04-14-20h53m38s506Hargaysa:-Markazka dacwada iyo hanuuninta attawxiid Copenhagen, Markazka dacwada Slagelse, hay,addaha Horn Africa Aid iyo Somalia relief trust, oo iskaashanaya ayaa gaarsiiyey lacag dhan 19.130 USD oo u dhiganta 128.000 dkk  mid ka mid ah goobaha ay abaaraha darani ku dhufteen gaar ahaan magaalooyinka sabawanaag iyo dila gobolka awdal.

Waxaa hawshan fuliyey mu,asasada dacwada iyo hurumarinta ee ALkaram,oo ay hormuud ka yihiin culimada mandaqaddu. Waxaa ka faaiidaystay deeqdan iyo gurmadkan loo fidiyey 750 qoys oo helay cunto ka kooban bariis, bur,caano, iyo saliid.

Waxaannu u mahad celinayanaa dhamaan dadkii gacan ka gaystay bixinta, ururinta, dirista, gaarsiinta, tebinta,qaybinta iyo agaasimaidda

Sadaqaadkan, waxaannu ilaahay uga baryaynaa inuu miisaanka xasanaadka uGu cusleeyo maalinta qiyaame, ehelkooda iyo maalkoodana u barakeeyo

 

Masjid Al-Tawxiid
Copenhagen

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online