Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ka hadlay qolyaha madax jabiska ee dilalka ka fuliya Puntland.[Dhagayso]
April 4, 2016 - Written by EditorGaalkacyo:- Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ka mid ah waxgaradka gobolka Mudug oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa waxaa uu ka hadlay arrimaha nabadgelyada isagoo xusay in ay jiraan dad abaabulan oo doonaya in ay dilal qorashaysan iyo qaraxyo ka fuliyaan isagoo dhaliilay u soo jeediyey laamaha amniga ka shaqeeya.
Dhinaca kale Nabadoon Yaasiin ayaa isagoo ka hadlaya Nidaamka 4.5 waxaa uu sheegay in aysan muhiim ahayn in lagu mashquulo 4.5, balse loo baahan yahay in la xulo xubnaha golaha wa kiilada dowladda Federaalka Somaaliya uga qayb galay Puntand in ay noqdaan kuwo macno leh.
Hoos ka dhagayso Nabadoonka Yaasiin Cabdisamad
[audio: http://daljir.com/resources2/files/Nabadoon%20yaasiin%20cabdi%20samad.mp3]A/cawaale
Halgan.net