Sh Dr Cali Maxamed Saalax oo kulan la qaatay Sh C/raxmaan Al-Sudeysi Imaamka Xaramka (Daawo).

April 12, 2016 - Written by Editor

caliMecca:-Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Imaamka Masjidka Al-Tawfiiq ee dalka Norway ayaa waxaa uu kulan la qaatay Imaamka xarmka Sheekh Dr C/raxmaan Al-Sudeysi kaas oo si weyn u soo dhaweeyey Culumo iyo Ducaad ka socotay wadamada Nordic oo ay casumaad u fidisay  الرئاسة العامة لشؤون المسجد الحرام والمسجد النبوي‏.

Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ayaa uga warbixiyey Sheekh C/raxmaan Al-Sudeysi xaalada jaaliyada Musllinka ah ee ku dhaqan wadamada Nordica iyo gaar ahaan dalka Norway iyo xaalada Dacwada Salafiga ee ka socta .

Sheekh C/raxmaan Al-Sudeysi ayaa si diiran u soo dhaweeyey culumada iyo Ducaada uu casumaada u fidiyey isaga oo kula dardaarmay alle ka cabsi iyo xoojinta faafinta diinteena Islaamka ee macaan.

Halkan ka Akhriso kulanka ducaada wadamada Nordic iyo Sheekh Dr C/raxmaan Al-Sudeysi Imaamka xaramka.

Halgan.net
From Mecca

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online